Abiy Ahmed : Waa in deg deg loo joojiyo dagaalka Oromada iyo Soomaalida

0
90

Talaado, July, 17, 2018 (HOL)–Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa si kulul uga hadlay dagaallada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida Itoobiya, isaga oo ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaalladaas.




READ MORE FROM THE SOURCE: Abiy Ahmed : Waa in deg deg loo joojiyo dagaalka Oromada iyo Soomaalida

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.