Abiy Axmed oo u hanjabay Madaxweynihii hore ee DDSI

0
56

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed oo xalay kulan la qaatay saxaafadda maxaliga ee waddanka Itoobiya ayaa ka warbixiyay arrimo dhowr ah oo imika ka tagaan dalka Itoobiya. Abiy Axmed wuxuu sheegay in hubka laga dhigi doono ururrada dhawaan gogosha nabadeed ay dowladda Itoobiya u fidisay islamarkaasna laan u qaabilsan arrintaasi la yagleeli doono. Wuxuuna ugu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Abiy Axmed oo u hanjabay Madaxweynihii hore ee DDSI

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.