Abwaan Cabdiraxamaan Abees oo ciidanka boolisku xabsiga u taxaabeen

0
30

Sabti, Janaayo, 12, 2019 (HOL)-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah hal abuurka dhallinyarada ah ayaa maanta xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu xalay magaaladda Hargeysa ku soo bandhigay suugaan uu ku dhaliilay dawladda iyo dhibaatooyin uu ku arkay xabsiyadda wadanka ku yaal.




SOURCE: Abwaan Cabdiraxamaan Abees oo ciidanka boolisku xabsiga u taxaabeen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.