Arbaco, July, 11. 2018 (HOL)–Wareegto kasoo baxday gudiga dhulka Jubbaland ayaa guud ahaan guryaha aan sharciyeysnayn looga mamnuucay helitaanka adeegyada ay kamidka yihiin korontada, biyaha iyo Internetka.
READ MORE FROM THE SOURCE: Adeegyada muhiimka ah ee bulshada oo laga mamnuucay guryaha aan sharciyeeysnayn ee Kismaayo