Afgaanistaan oo Guddi u Magacawday wadahadallada Talibaan

0
85

Madaxweynaha Dalka Afghanistaan Ashraf Ghani, ayaa Guddi ka kooban 12 xubnood oo isugu jira Rag iyo Dumar u saaray dhammaystirka wada xaajoodka nabadeed ee ay Dowladdiisu kula jirto Urur Talibaan. Mr, Ghani oo ka hadlayay shir caalami ah oo lagu dhex-dhexaadinayay Dowladdiisa iyo mucaaradka ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu Guddigan Magacaabo, ka […]




SOURCE: Afgaanistaan oo Guddi u Magacawday wadahadallada Talibaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.