Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Jubbaland oo xilkii laga qaaday & mid Cusub oo la Magacaabay

0
109

Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa xilkii ka qaaday Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Siciid Joogsade oo dhowr bil ka hor xilkaas loo Magacaabay. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur Janan ayaa waxaa xilkii looga qaaday Afhayeenkii Wasaaradaas,iyada oo Afhayeen Cusub loogu Magacaabay Cabdinuur Ibraahim Xuseen. Lama oga […]




SOURCE: Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Jubbaland oo xilkii laga qaaday & mid Cusub oo la Magacaabay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.