Afwerki oo ballan-qaaday inuu dib u xoojiyo xiriirka Ethiopia

0
28

Jimco, December, 27, 2019 (HOL)-Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa khamiistii ballan-qaaday inuu xoojin doono wada-shaqeynta kala dhaxeysa Itoobiya, isaga oo ku guda jiray maalintii ugu dambeysay booqasho laba maalmood ah, oo loo arkay inay timid xilli hanaankii nabadda labada dal uu gaabiyey.




SOURCE: Afwerki oo ballan-qaaday inuu dib u xoojiyo xiriirka Ethiopia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.