Agaasimayaasha Wasaaradaha Dastuurka Heer Federaal iyo Dowlad Goboleed oo shir uga furmay Baydhabo

0
11

Talaado, December, 10, 2019 (HOL)-Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka furmay kulan farsamo oo ay leeyihiin Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dastuurka heer Federaal iyo Dowladaha Xubnaha ka ah federaaka




SOURCE: Agaasimayaasha Wasaaradaha Dastuurka Heer Federaal iyo Dowlad Goboleed oo shir uga furmay Baydhabo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.