Agaasimayaasha Wasaarradaha Dastuurka heer Federaal iyo Dowlad gobolleed oo ku soo dhamaaday Baydhabo

0
14

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Magaalada Baydhabo waxaa ku soo dhamaaday kulan u dhexeeyay agasimayaasha guud ee wasaaradaha dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed kaa oo muddo saddex maalin ah ka socday magaalada baydhabo ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya.




SOURCE: Agaasimayaasha Wasaarradaha Dastuurka heer Federaal iyo Dowlad gobolleed oo ku soo dhamaaday Baydhabo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.