Agaasimihii hore ee NISA oo u sharaxay kursi ka banaan Golaha Shacabka

0
95

Maalinta berito ah ayaa la filayaa in Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud lagu qabto doorashada kursi ka banana Golaha Shacabka Soomaaliya oo deegaan doorashadiisu ay tahay Galmudug. Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta waxa ay diiwaangeliyeen Ergada dooraneysa Kursiga Golaha Shacabka iyo qeybaha kale ee korjoogtada ka noqon doonta doorashada beri dhaceysa. […]




SOURCE: Agaasimihii hore ee NISA oo u sharaxay kursi ka banaan Golaha Shacabka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.