Ahlusuna Waljameeca oo maanta wareejisay liiska 20 xildhibaaan ee uga qeyb galaya barlamaanka cusub ee Galmudug

0
259

Jimco, Janaayo, 03, 2020 (HOL)-Ahlusunna waljameeca ayaa maanta gudigga Farsamo ee maamul u sameynta Galmudug ku wareejisay magacyada 20 xildhibaan oo ku matali doona Barlamaanka Labaad ee Galmudug.




SOURCE: Ahlusuna Waljameeca oo maanta wareejisay liiska 20 xildhibaaan ee uga qeyb galaya barlamaanka cusub ee Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.