Ahmed Iman oo loo maleynayo in duqeyn lagu dilay

0
264

Talaado, Maarso, 26, 2019 (HOL)- Ahmed Iman Ali oo ah muwaadin u dhashay dalka Kenya laakiin ka mid ahaa hoggaamiyayaasha sar sare ee Al-shabaab ayaa la tuhusan yahay in uu ka mid noqday xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada dhexe.




SOURCE: Ahmed Iman oo loo maleynayo in duqeyn lagu dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.