Akhriso:-Afar Xisbi Siyaasadeed oo soo saarey War-Saxaafadeed

0
286

Afartaan Xisbi Siyaasadeed oo ah mucaaradka dowladda ayaa ka dib la kulan maalmo u socday waxa ay ka soo saareen Warmurtiyeed ay uga hadleen xaalada dalka,dhacdooyinkii dhacay iyo tallaabooyinkii ay qaaday dowladda federaalka Soomaaliya. Xisbiyada Warmurtiyeedka soo saaray ayaa kala ah Wadajir, Daljir, Horusocod iyo Kulan,waxaana ay warmurtiyeedka oo ka koobnaa 23 qodob uga hadleen […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Afar Xisbi Siyaasadeed oo soo saarey War-Saxaafadeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.