Akhriso: Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

0
301

Kismaayo (Caasimada Online)-Hogaamiyaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Caawa isku shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Wasiirada, iyadoo Wasiiradii hore qaarkood ay waayeen xilkooda.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Hogaamiyaha ayaa lagu sheegay in wadatashi uu la sameeyey ku-xigeenadiisa kadib uu magacaabay tirro Wasiiro ah, halka qaarna uu xilka ka qaaday.
HOOS KA AKHRISO ISKU SHAAN DHEYNTA





READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso: Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.