Akhriso:-Faah faahintii u dambeysay qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
61

Qaraxaan gaari oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa saakay waxa uu ka dhacay agagaarka taalada Daljirka daahsoon ee degmada Boondheere Gobolkaan Banaadir. Gaari nooca Raaxada ah ee Soomaalida u taqaano Viller ayaa ku qarxay agagaarka taalada Boondheere,waxana la sheegay in uu ahaa mid gaariga qarxay lagu xirey. Darawalkii gaariga wadey ayaa geeriyooday,kaas oo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Faah faahintii u dambeysay qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.