Akhriso:-Goormee ayuu furmayaa Shirka Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada?

0
58

Shalay ayaa qorshuhu ahaa in uu furmo shirka Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada dalka ka jira balse uu dib u dhacay waxyaabo lagu sababeeyey dhowr qodob oo  ilaa iyo hadda aan la cadeyn. Xoghayaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Cabdi Cali Raage oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu shalay sheegay in Maanta oo talaado ah shirkaasi furmo […]




SOURCE: Akhriso:-Goormee ayuu furmayaa Shirka Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.