Akhriso:-Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo la magacaabay

0
51

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose . Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose loogu magacaabay in uu noqdo Ibrahim Adan Najax,kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee  Gobolkaasi Maxamed Ibraahim Barre. Ibrahim Adan Cali Najax Mar horey […]




SOURCE: Akhriso:-Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo la magacaabay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.