Akhriso:-Guddoomiyihii degmada Baardheere oo xilkii laga qaaday & mid Cusub oo la Magacaabay

0
164

Maamul Goboleedka Jubaland ayaa isbedel ku sameeyey maamulka degmada Bardheere ee gobolka Gedo,waxana xilkii laga qaaday guddoomiyihii degmadaas,iyada oo guddoomiye Cusub la Magacaabay. Wareegto kasoo baxdey xafiiska Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha ee Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa xilka looga qaadey Cabdullaahi Nuur Xasan (Cadow) oo ahaa gudoomiyaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo,waxaana xilkaas loo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Guddoomiyihii degmada Baardheere oo xilkii laga qaaday & mid Cusub oo la Magacaabay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.