Akhriso:-Hoggaamiyaasha ka qeyb galaya Caleemo Saarka Madaxweynaha Turkiga

0
305

Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa la filayaa in barqanimadda maanta loo caleemo-saaro Xilkaasi, iyadoo ay Hoggaamiyayaal Dowladeed ka qeyb geli doonaan Caleema-saarkiisa. Madaxda ka qeyb galaysa Munaasabadda maanta lagu caleemo-saarayo Madaxweynaha Turkiga waxaa ka mid ah Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo, Madaxweynaha dalka Venezuela,Nikolas Maduura, Amiirka dalka Qata, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Hoggaamiyaasha ka qeyb galaya Caleemo Saarka Madaxweynaha Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.