Akhriso:- Isbedel ku yimid xiriirka Soomaaliya iyo Kuwait

0
102

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Dalka Kuwait, Danjire Cabdullaahi Maxamed Odowaa, ayaa waxaa Waraqaaha aqoonsiga ka guddoomay Boqorka Wadanka Kuwait, Shekh Sabah Al-Axmad Al-sabaah. Danjire; Odowaa, ayaa sheegay in si diirran loogu soo dhoweeyay Dalka Kuwait, isla markaana ay Dowladda Dalkaasi u muujisay Ixtiraam aad u sarreeya oo ah mid ay u hayso […]




SOURCE: Akhriso:- Isbedel ku yimid xiriirka Soomaaliya iyo Kuwait

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.