Isqab qabsiga ka taagan Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa yimid ka dib markii Wasiirka Maaliyadda uu kusime Magacaabay ka hor safar uu ugu ambabaxay Magalada Barussales,isaga oo ka qeyb galay shirka halkaasi ka socda. Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Wasaaradda Maaliyadda kusime uga dhigay.inta uu maqan yahay ku xigeenkiisa waxaana tallaabadaas kasoo horjeestay Wasiiru dowlaha Wasaaradda […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Isqab qabsi ka taagan Wasaaradda Maaliyadda