Akhriso:-Jadwalka doorashada & shuruudaha musharixiinta Madaxweynaha Puntland oo la shaaciyay

0
261

Guddiga Doorashada Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland ayaa Goordhow Magaalada Garoowe kaga dhawaaqay Shuruudaha musharixiinta Madaxweynaha doorashada dhawaan ka dhaceysa Magaaladaasi. Guddiga Doorashada ayaa shaaciyay in Musharaxii u tartamaya Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Puntland laga rabo lacag dhan   20,000 doolar,isla markaana Musharaxii u tartmaya Madaxweyne kuxigeenka Puntland laga doonayo in uu bixiyo lacag dhan […]




SOURCE: Akhriso:-Jadwalka doorashada & shuruudaha musharixiinta Madaxweynaha Puntland oo la shaaciyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.