Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay Suuqa Bakaaraha

0
365

Dab khasaare dhaliyay ayaa xalay ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaa uu dabka qabsaday qeybo kamid ah Suuqa gaar ahaan goobta lagu iibiyo dharka celiska ah ee Hudheyda. Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banadir, Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo ku sugnaa Suuqa ayaa BBC u sheegay in dabka uu baabi’iyay hanti badan oo […]




SOURCE: Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay Suuqa Bakaaraha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.