Akhriso:-Khilaafka Galmudug oo saameen ku yeeshay Saddex waxyaabood (Warbixin)

0
100

Magalada Cadaado ee Xarunta gobolka Galgaduud waxaa ka socda kulamo ay waxgaradka Magaaladaas la leeyihiin Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo shalay gaarey Magalada Cadaado. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in kulamada labada dhinac ay uga hadlayaan xalinta khilaafka xilligaan ka dhex jira Madaxda […]




SOURCE: Akhriso:-Khilaafka Galmudug oo saameen ku yeeshay Saddex waxyaabood (Warbixin)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.