Akhriso:-Madaxweynaha cusub ee Puntland oo todobaad gudihiis soo saaray Wareegtadii labaad

0
327

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Soo saaray Wareegto  lagu joojinayo Cashuur dhaafkii iyo Cashuur dhimistii loo samayn jiray hay’adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay. Waxaa Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa la Ogeysiiyay Wasaaradda Maaliyadda,Hay’addaha kuwa Caalamiga ah iyo kuwa gaar loo leeyahay in la […]




SOURCE: Akhriso:-Madaxweynaha cusub ee Puntland oo todobaad gudihiis soo saaray Wareegtadii labaad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.