Akhriso:-Madaxweynaha Jubbaland oo dhaliilay Madaxda Dowladda Soomaaliya

0
481

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khudbad ka jeediyay shirka Madasha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka. Madaxweynahu ugu horayn wuxuu Dowlada iyo Shacabka ree Puntland uga mahad celiyay soo dhawayntii qiimaha lahayd ee ay u sameeyeen dhamaan Hogaamiyayaasha kasoo qaybagalay shirkan iyo martida kale isagoo xusay in ay tahay wax lagu daydo […]




SOURCE: Akhriso:-Madaxweynaha Jubbaland oo dhaliilay Madaxda Dowladda Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.