Akhriso: Magacyada 10ka Ardey ee Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarashada

0
443

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan oo caawa Shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho, ayaa ka warbixiyey Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare dalka ee Sanad dugsiyeedka 2017-2018. Wasiirka, ayaa sheegay Sanadkaan Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka in ay u fariisteen 25,675 oo isugu jira 16,552 […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso: Magacyada 10ka Ardey ee Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarashada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.