Akhriso ‘” Magacyada 10ka Ardey ee ugu sareysa natiijada Imtixaankii Shahaadiga ee dowladda

0
47

Arbaco, July, 25, 2018 (HOL) – Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan oo caawa Shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho, ayaa ka warbixiyey Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare dalka ee Sanad dugsiyeedka 2017-2018.




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso ‘” Magacyada 10ka Ardey ee ugu sareysa natiijada Imtixaankii Shahaadiga ee dowladda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.