Akhriso Magacyada:-Aqal Sare oo soo saaray Liiska Wafuuda loo dirayo Maamul Goboleedyada

0
462

Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdllaahi ayaa waxaa lagu soo bandhigay Magacyada Guddi Aqalka Sare u xilsaareen xalinta khilaafka dowladda iyo dowlad Goboleedyada. Waxaa qoraalka lagu sheegay in Maamul Goboleedyada loo dirayo guddi laga soo xulay Xubnaha Aqalka Sare. Guddiga la magacaabey ayaa ka kooban min 10 xubnood […]




SOURCE: Akhriso Magacyada:-Aqal Sare oo soo saaray Liiska Wafuuda loo dirayo Maamul Goboleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.