Akhriso Magacyada Guddigii Aqalka Sare ee xal raadinta oo lagu soo dhaweeyey Garoowe

0
59

Wafdigii ugu horeeyay ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo sidoo kale madaxda Dowlad Goboleedyada dhexdooda ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga waxaa magaalada Garoowe kusoo dhaweeyey […]




SOURCE: Akhriso Magacyada Guddigii Aqalka Sare ee xal raadinta oo lagu soo dhaweeyey Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.