Akhriso:-Magacyada Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha A/Gudaha iyo Amniga oo ku geeriyooday weerarka Maanta

0
425

Waxaa isasoo taraya khasaaraha ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ku bilaawday ee lagu qaaday Xarumaha Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga oo ku yaalla Isgoyska Sayidka ee Magalada Muqdisho. Dad isugu jira Shacab,Ciidan iyo masuuliyiin ka tirsanaa Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga ayaa weerarkaas ku waxyeeloobay kuwaas oo qaarkood la soo sheegayo in ay geeriyoodeen. Warar ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Magacyada Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha A/Gudaha iyo Amniga oo ku geeriyooday weerarka Maanta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.