Akhriso: Magacyada Murashaxiinta Doorashada Puntland

0
340

Waxaa maanta lagu wadaa in Garoowe lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee 5-ta sano ee soo socota.
Hoolka doorashada waxaa jooga korjoogayaal isugu jira dowladda federaalka ah, IGAD iyo beesha caalamka. 21 murashax madaxweynaha ah iyo 11 ku-xigeennada ah ayaa laga dooran-doonaa mid hal.
Halkan Ka Akhrio, Magacyada Murashaxiinta:


{$inline_image}


SOURCE: Akhriso: Magacyada Murashaxiinta Doorashada Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.