Akhriso:-Magacyada Musharixiinta Maanta ku tartamaya doorashada Puntland

0
255

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa la filayaa in Maanta oo Talaado ah ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland iyo ku xigeenkiisa. Doorashadaan oo ka xasaasisan tii 2014kii ayaa waxaa u sharaxaan 21 musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha iyo 11 Musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland. […]




SOURCE: Akhriso:-Magacyada Musharixiinta Maanta ku tartamaya doorashada Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.