Akhriso:-Magacyada Wasiiro iyo Xildhibaano DDSI ah oo la xiray

0
329

Ciidamada Federaalka Itoobiya ayaa waxa ay Maanta xabsiga dhigeen xubno ka tirsanaa Maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar ee Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya. Xubnaha maanta la xiray waxaa ka mid ah labo Wasiir oo dhawaan ay Somaliland xirtay islamarkaana dib ugu celisay Itoobiya,waxaana ay Somaliland ku eedeysay in ay sharci darro ku galeen degaannadeeda. Wararka kale aan […]




SOURCE: Akhriso:-Magacyada Wasiiro iyo Xildhibaano DDSI ah oo la xiray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.