Akhriso:-Maxaa keenay in Xildhibaan Cabduqaadir Gaafow iska casilo Xubinnimadiisii?

0
439

Xildhibaan Cabduqaadir  Maxamuud Gaafow ayaa Guddiga doorashooyinka waxa uu u gudbiyey in uu iska casilay xubinimadii Golaha Shacabka Soomaaliya ee uu ka mid ahaa. Cabdullaahi Gaafow ayaa Sanadkii 2016 lagu doortay Magalada Cadaado balse muran ka dhashay,waxaa doorasho ku celis aheyd lagu qabtay Magalada Muqdisho bilaawgii Sanadkii 2017,isla markaana mar kale uu ku guuleystay. Guddiga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Maxaa keenay in Xildhibaan Cabduqaadir Gaafow iska casilo Xubinnimadiisii?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.