Akhriso:-Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia ee Shirka Qaramada Midoobay

0
461

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad oo Khudbad ka jeediyay shirka Golaha guud ee QM ayaa diiradda ku saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo Dowladda Federaalka ay ka guul keentay, isagoo ugu baaqay Golaha Ammaanka in cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya uu ka qaado. “Anigoo […]




SOURCE: Akhriso:-Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia ee Shirka Qaramada Midoobay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.