Akhriso:-Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee Munaasabadii 1-da luulyo

0
180

 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed iyo israacii labada qeybood ee dalka, taasoo asaas u noqotay curashada Jamhuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda xuskan oo lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee Munaasabadii 1-da luulyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.