Akhriso:-Nuxurka War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasiirrada Arrimaha dibadda ee ka dhacay Jabuuti

0
65

Gabagabadii kulan ay Gelinkii dambe ee maanta  ku yeesheen magaalada Jabuuti wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Eritrea, Itoobiya, iyo Soomaaliya, iyo dalka martida loo ahaa Jabuuti, ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed kooban oo si taxadar leh loo dhigay hadallada ku qoran. Warmurtiyeedka ayaa lagu yiri “booqashadan muhiimka ah waa natiijada dadaalka wadajirka ah ee […]




SOURCE: Akhriso:-Nuxurka War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasiirrada Arrimaha dibadda ee ka dhacay Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.