Akhriso:-Qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada oo taageeray Xubnaha Guddiga isgaarsiinta Qaranka

0
113

Qaar ka mid ah Maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa taageeray  xeerka Isgaarsiinta dalka iyo xubnaha guddiga isgaarsiinta Qaranka ee ay dhawaan magacowday Wasaarada Boostada iyo isgaarsiinta ee dowladda Soomaaliya. Shirkii looga hadlay arrimaha isgaarsiinta dalka ee shalay lagu soo gaba gabeeyey Garoowe ayaa qodobadii ka soo baxay waxaa horay u qaadacay Xubno ka mid […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada oo taageeray Xubnaha Guddiga isgaarsiinta Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.