Akhriso:-Qaar ka mid ah Wadamada Caalamka oo qaadacay Go’aan ka soo baxay Sacuudiga

0
111

Dowladda Sacuudiga ayaa xalay waxa ay ku dhawaaqday in Maanta ay tahay Maalinta Koobaad ee Bisha Carafo,sidoo kale Maalinta Talaadada ah ay ku beegan tahay maalinta Ciida Carafo,kuna beegan 21-ka Bisha Agoosto,waxaana Go’aankaas ku diiday qaar ka mid ah Wadamada Caalamka. Wadamada Indonesia, Brunei,iyo Malesia  ayaa waxa ay sheegeen in xalay aysan arkin bisha Carafo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Qaar ka mid ah Wadamada Caalamka oo qaadacay Go’aan ka soo baxay Sacuudiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.