Wargeyska Gulf Times ee ka soo baxa caasimadda dalka Qatar ee Dooxa waxa uu maanta soo daabacay Heshiisyadii iyo Isfahamkii ay dowladaha Somalia iyo Qatar shalay ku wada saxiixdeen Dhismaha Amiiri Diiwaani ee magaallada Dooxa. RW Somalia, Xasan Cali Kheyre iyo dhigiisa dalka Qadar, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Sheekh C/llaahi Bin Naasir Bin Khaliifa Al-thaani […]
SOURCE: Akhriso:-Qodobada ku jira heshiis ay kala saxiixdeen Somalia iyo Qatar