Akhriso:-Qodobadii looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya

0
79

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo maanta looga hadlay sharciga doorashooyinka 2020-ka, dib-u-habaynta maaliyadda iyo ololaha is-xilqaan. Ugu horrayn wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa golaha wasiirrada warbixin faah-faahsan ka siiyay diyaarinta sharciga doorashooyinka 2020-ka oo heer gebagebo ah maraya dhowaanna wadatashi lagala […]




SOURCE: Akhriso:-Qodobadii looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.