Akhriso:-Sababta taliyaha xooga dalka uga laabtay Go’aan uu ka qaatay Al-Shabaab?

0
84

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa 9 Bishii December ee Sanadkii tegay 2018 ku dhawaaqay in Ciidamada xoogga ku amran yihiin inay toogaan Shaqsigii ay howlgal ku qabtaan ee ka tirsan Al-Shabaab. Shir jaraa’id uu Maalintaas qabtay ayaa waxaa garabkiisa fadhiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe),waxaana uu taliyaha […]




SOURCE: Akhriso:-Sababta taliyaha xooga dalka uga laabtay Go’aan uu ka qaatay Al-Shabaab?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.