Akhriso:-Sababta uu isku casilay Taliyihii Nabadsugida Soomaaliya

0
61

Taliyihii Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya xuseen Cismaan Xuseen ayaa Maanta sirasmi ah isaga casilay xilkaas,isaga oo warqadiisa is casilada u gudbiyay Madaxweyne Farmaajo. In kastoo sabab is casiladiisa lagu sheegay in ay tahay arrimo isaga u gaar ah ayaa hadana wararka aan heleyno waxa ay sheegayaan in uu u sharaxan yahay u tartamida […]




SOURCE: Akhriso:-Sababta uu isku casilay Taliyihii Nabadsugida Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.