Akhriso:-U jeedka safarka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee M/Baydhabo

0
450

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ahna kusimaha madaxweynaha ayaa maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa wafdi uu hoggaaminayo in ay gaaraan magalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Guddoomiye Mursal ayaa safarkiisa waxaa ku wehlin doona xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,waxaana ujeedada safarkiisa lagu sheegay wadatashiyo uu la sameyn doono xildhibaanada dowlad […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-U jeedka safarka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee M/Baydhabo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.