Akhriso:-Ujeedada Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada & Beesha Caalamka ku yeelayaan Nairobi?

0
78

Maglada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu wada in dhawaan ay shir ku qabsadaan Magalada Nairobi ee dalka Kenya,kaas oo ay uga hadlayaan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka dowladda iyo dowlad Goboleedyada. Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo koonfur Galbeed ayaa ku wada sugan Magalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya,kuwaas oo dhawaan gaaray. In kastoo sirasmi […]




SOURCE: Akhriso:-Ujeedada Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada & Beesha Caalamka ku yeelayaan Nairobi?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.