Akhriso:-Ujeedka safarka Madaxweyne Farmaajo uu Berrito ku tagayo Itoobiya

0
40

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa inuu Berrito oo jimaca ah u ambabaxo Magaalada Gondar, Gobolka Baxar-daar ee Dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa halkaasi kaga qayb geli doona Shir Saddex geesood ah oo uu halkaasi kula yeelanayo Ra’aysul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eretrea Isaias Afwerki, sida uu sheegay , […]




SOURCE: Akhriso:-Ujeedka safarka Madaxweyne Farmaajo uu Berrito ku tagayo Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.