Akhriso:-Warar ku saabsan Shirka Madaxweyne Farmaajo uga qeyb galayo Itoobiya

0
48

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray dalkan Itoobiya oo ay ka furmi doonaan wadahadallada dhammaystirka heshiiska iskaashiga saddex geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diirran garoonka diyaaradaha ee Gondar ugu soo dhaweeyey Madaxda heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed […]




SOURCE: Akhriso:-Warar ku saabsan Shirka Madaxweyne Farmaajo uga qeyb galayo Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.