Akhriso:-Warar ku saabsan xarigii Afhayeenka Maamulka Galmudug

0
151

Gelinkii dambe ee maanta ayay aheyd markii ay Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya xabsiga dhigeyn Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax (roob Da’ay) balse ugu dambeyn lasiidaayey. Laamaha amniga Soomaaliya weli mashaacin sababta loo xiray Afhayeenka oo ku sugan Muqdisho,balse War qoraal ah oo uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku xaqiijiyey in uu xurriyadiisa dib u helay. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Akhriso:-Warar ku saabsan xarigii Afhayeenka Maamulka Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.