Akhriso:-Wararkii u dambeeyay qarax ka dhacay deegaanka Af-urur

0
413

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa qarax lagula eegtay tuulada Af-urur ee Gobolka Bari Ciidamo ka tirsan kuwa Dolwad Goboleedka Puntland,waxaana la sheegay khasaaro in uu ka dhashay qaraxaas. Qaxa ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso,waxana ciidamada la sheegay inay kula qaraxday tuulada af-urur oo ku yaalla Galbeedka Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,sida […]




SOURCE: Akhriso:-Wararkii u dambeeyay qarax ka dhacay deegaanka Af-urur

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.